Masiibo kale oo ku habsatay dekeda Beirut ee dhowaan qaraxa ku burburtay (Sawirro)

Dab xoog leh ayaa ka qarxay aagga dekedda Beirut ee caasimada dalka Lubnaan oo dhowaan ku burburtay qarax weyn oo ka dhacay. Ma jiro macluumaad deg deg ah oo ku saabsan sababta dhalisay dabka oo demintiisa ay ku howlan yihiin kooxaha dan demiska. Dabka xoog leh ee ka socda dekedda caasimada Lubnaan ee Beirut, ayaa … Continue reading Masiibo kale oo ku habsatay dekeda Beirut ee dhowaan qaraxa ku burburtay (Sawirro)